MUSLINIMADA SAXDA AH IYO SAMO ISFARIDDA AAN KHASABKA WADAN.

  Ugu horayntii Ilaahay waxba inoogama baahna ee aan khalqigiisa u nabad galino intii aan iyagaba ka nabad galayno. Waana taas islaanimada saxda ah. وعن عبد الله بن عمرو رضي الله عنه قال سمعت رسول الله صلى الله عليه و سلم يقول : المسلم من سلم الناس من لسانه ويده والمهاجر من هجر ما نهى الله عنه. رواه احمد في مسنده. تعليق شعيب الأرنؤوط : إسناده صحيح على شرط الشيخين. “Cabdullahi ibnu cumar rc waxaa laga wariyay inuu yiri waxaan maqlay rasuulka scw oo leh:- muslim waxaa ah midka ay…

Read More

SALAADDA DHABTA AH WAA DABCIGA IYO DHAQANKA SUUBAN.

  Rasuulka scw wuxuu yiri: – وعن عائشةَ رضيَ اللَّه عنها ، قالت سمعت رسولَ اللَّه صَلّى اللهُ عَلَيْهِ وسَلَّم يقول : « إِنَّ الُمؤْمِنَ لَيُدْركُ بِحُسنِ خُلُقِه درَجةَ الصائمِ القَائمِ » رواه أبو داود . “Caa’isha rc waxay tiri waxaan maqlay rasuulka scw oo leh qofka muuminka ah waxa uu dabeecadiisa wanaagsan ku gaarayaa inuu la mid noqdo ninka soonka badan ee salaadda badan” Salaadaha shanta ah ee lagu muujinayo shukriga alle laysagana ridayo waajibaadka maaha kaligood qasadka salaadaha loo dan leeyahay ee ay tahay inay munkar kaa reebaan…

Read More

ISLAAMKA IYO WADA NOOLAANSHAHA.

  Beryahan dambe waxa aad ubadanaya dad islaamka iyo muslimiinta duraya oo ku sheegaya in diinta islaamku horor tahay oo ay muslimiintuna khatar ku yihiin nabadda caalamka,iyo wada noolaanshaha,dadkaas oo isugu jira dad gaalo ah’iyo kuwo muslim ahaan jiray oo gaaloobay iyo kuwo uu shaki badan kaga jiro islaamka laftiisa. Waxyaabaha ay badankoodu u adeegsadaan dacaayadahaas waxaa u badan ku tiro ku teen iyo sheekooyin rakhiis ah oo uu qof kasta oo diinta islaamka wax ka yaqaan uu si sahlan u cadayn karo baadilnimadeeda. Waxay ku doodaan in islaamku uusan…

Read More

Kheyrka aynu isu kaashano & Samanfalida

Markahore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato Rasuulkii Alle Muxammad S.C.W. Intaas kadib: Alle kor ahaaye wuxuu yiri:  ” Khayraadka ku tartama” Suuradda al-Baqara: Aayadda 148. Wuxuu kaloo yiri Alle weyne kor ahaaye: “ U tartama dambi dhaafka Rabbiggiin iyo Janno balleceedu le’egyahay cirarka iyo dhulka oo loo diyaariyey kuwa iska dhowra xumaha.” Suuradda aali-Cimraan: Aayadda 133. Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ku dadaala Camalka san, waqtina ha luminina aad ku sameyn kartaan camal suubban waxa imaan doona dhowaan…

Read More

Sabarka iyo Adkeysiga

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:                                              (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ اصْبِرُواْ وَصَابِرُواْ وَرَابِطُواْ وَاتَّقُواْ اللّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ) Kuwa xaqa rumeeyoow sabra, oo sabarka ku tartama, oo heegan ahaada iyo kuwo adkeysi badan, xilka Alle idin saarayna dhowra aad liibaantaane”. Suurada aali Cimraan:Aayada 200. Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye: (وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِّنَ الْخَوفْ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِّنَ الأَمَوَالِ وَالأنفُسِ وَالثَّمَرَاتِ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ) “ Waxaan idinku imtaxaani doonaa wax cabsi la yiraahdo iyo gaajo iyo nusqaan naf iyo maal iyo miroba leh, ee sabrayaasha u bishaaree.” Suuradda al-Baqarah:Aayada 155. Wuxuu kaloo yiri kor…

Read More