Islaamku waa diin nabadgelyo iyo naxriis?

Qaybta koowaad Erayga Islaam waxaa uu ka yimid erayga “Nabadglyo” Islaamkuna waa nabad naxriis iyo jacayl, Muslim waxaa la dhahaa “Qof kasta oo rabbiga u hogaansama” dhanka luuqada carabiga, Marka lasoo koobo micnaha guud Erayga Islaam waa “Uhogaansamida Allah sw”, Intaasi kadib Qofkii Allah u hogaansama waxaa loogu yeeraa Erayga MUSLIM, Erayga muslim markaad maqasho waa inaad ogaataa in qofkaas uu isku dhiibay Allaha keliga ah, Qofka Allaha keliga isku dhiibayna waa qof aan welwelin waa qof mar weliba raja leh, Waa qof aan sinaba u nijad jebin, Waa qof…

Read More

Hambalyo ku socota soomaalidii kirishtaanka kasoo laabatay ee diintooda islaamka dib ugu soo laabtay.

Waxay halkaan ugu hambalyeynaynayaan bahda ISKAASHIGA KHAYRKA ee UHIILI DIINTAADA ISLAAMKA iyo muujinta sumcada saxda ah ee islaamka walaasheena Hodan Subayr Aadam ee mudda laba sanna diinta kirishtaanka lagu qalday oo maantana dib xaqa ugu soo laabatay waxaan sidoo kale aan u hambalyeynaynaa walaalkeena Xaayow geedi ee isagana ka soo laabtay maanta diinta kirishtaanka, Allah waxa uu hanuuniyaa cidda uu doono, Waxaana soomalida kale ee weli masixiiga ah ugu baaqaynaa “Inay diintooda usoo laabtaan” Allah waa dambi dhaafe naxriiste, Allah waxaa uu jecelyahay qofkii utowbad keena, Ka faa’idayso inta ay…

Read More

Ciise masiix waxma badbaadin karaaa?

CIISE MASIIX WAX MA BADBAADIN KARAA? ————————————- Published by: Mahdi Mohamed Ahmed. ……….. Sida aynu dhammaanteen wada ognahay inuu Nebi Ciise c.s yahay bashar ay hooyo Maryama dhashay, oo la mid ahaa dadka caadiga ah balse uu Allah s.w.t ku karaameeyay mucjizooyin lala soo diray si ay qoomkiisa ugu qancaan inuu yahay rasuul Allah xagiisa uga yimid si uu uga badbaadiyo waddada naarta uguna hago waddada hanuunka iyo janno lagu waaro. Muddo dheer dabadeed ay dad badani ka weecdeen waddadii xaqa aheyd oo ay isagu caabudeen kuna tilmaameen inuu yahay…

Read More