Hambalyo ku socota soomaalidii kirishtaanka kasoo laabatay ee diintooda islaamka dib ugu soo laabtay.

Waxay halkaan ugu hambalyeynaynayaan bahda ISKAASHIGA KHAYRKA ee UHIILI DIINTAADA ISLAAMKA iyo muujinta sumcada saxda ah ee islaamka walaasheena Hodan Subayr Aadam ee mudda laba sanna diinta kirishtaanka lagu qalday oo maantana dib xaqa ugu soo laabatay waxaan sidoo kale aan u hambalyeynaynaa walaalkeena Xaayow geedi ee isagana ka soo laabtay maanta diinta kirishtaanka, Allah waxa uu hanuuniyaa cidda uu doono, Waxaana soomalida kale ee weli masixiiga ah ugu baaqaynaa “Inay diintooda usoo laabtaan” Allah waa dambi dhaafe naxriiste, Allah waxaa uu jecelyahay qofkii utowbad keena, Ka faa’idayso inta ay furantahay albaabada towbada. Wax weliba ee shaki kaa galana ama su’aal ah fadlan page ka uhiili diintaada lasoo xiriir si laguu caawiyo ama webkaan contec soo dheh si wax weliba ee aad rabto lagaaga jaahil bixiyo soo dhawaaw mar kale. “Qofkii raba inuu qaladaadka diintani kirishtaanka waxaa uu si toos ah ugu aqrisan karaa cinwaankaan mahadsanidiin. (soo booqo webkaan su’aal weydii jawaabteeda u imow ama ka faa’idayso barnaamishyadeena khayrka ee muujinta sumcada saxda ah ee islaamku leeyahay” mar welibo nala soco mahadsanid.  Caqiidada beenta ee masixiyiintaCaqiidada beenta ee masixiyiinta

Related posts

Leave a Comment