Kheyrka aynu isu kaashano & Samanfalida

Markahore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato Rasuulkii Alle Muxammad S.C.W. Intaas kadib:

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

 ” Khayraadka ku tartama” Suuradda al-Baqara: Aayadda 148.

Wuxuu kaloo yiri Alle weyne kor ahaaye:

U tartama dambi dhaafka Rabbiggiin iyo Janno balleceedu le’egyahay cirarka iyo dhulka oo loo diyaariyey kuwa iska dhowra xumaha.” Suuradda aali-Cimraan: Aayadda 133.

Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ku dadaala Camalka san, waqtina ha luminina aad ku sameyn kartaan camal suubban waxa imaan doona dhowaan fidmooyin iyo fasaad sida habeen madow ah oo qofka waagu u beryayo isagoo Mu’min ah, isagoo gaal ahna gabbalku u dhacayo, ama isagoo mu’min ah gabbalku u dhacayo, isagoo gaal ahna waagu u beryayo. Wuxuu diyaar qofkii u noqon inuu diintiisa siisto xoogaa wax adduun ah’. (Muslim).

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

Kuwa daraadayo u dadaaley waxaan hubaashii ku hanuuninaynaa jidadkayaga, Allena wuxuu la jiraa samaanfalayaasha”. Suuradda al-Cankabuut: Aayadda 69.

Wuxuu kaloo yiri Alle weyne kor ahaaye:

” Qofkii fala waxsaxar le’eg oo khayr ah waa uu Arkayaa’. Suuradda al-Zalzalah:Aayadda 7.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

” Wixii aad Naftiinna u hormarisaanoo khayr ah, Alle agti baad ka helaysaan isagoo sii weyn oo sii khayr badan”. Suuradda al-Muzammil: Aayadda 20.

 

Related posts

8 Thoughts to “Kheyrka aynu isu kaashano & Samanfalida”

  1. Wow! Ꭺt last I ǥot a web site from where I be ablе to truly obtain useful information regardіng my study and
    knowledge.

  2. Why ѵіewers ѕtill use to read news papers whᥱn in this technologiсaⅼ world everything is accessiЬle on net?

  3. Awesome things here. I’m very gⅼad to look yoսr article.

    Thanks so much and ӏ’m looking aһead to contact you.
    Wiⅼl you please Ԁrop me a e-mail?

  4. [url=http://dapoxetine-onlinepriligy.net/]dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor[/url] ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/

  5. [url=http://dapoxetine-onlinepriligy.net/]dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor[/url] ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/

  6. [url=http://dapoxetine-onlinepriligy.net/]dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor[/url] ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/

  7. [url=http://dapoxetine-onlinepriligy.net/]dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor[/url] ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/

  8. [url=http://dapoxetine-onlinepriligy.net/]dapoxetine-onlinepriligy.net.ankor[/url] ventolinsalbutamol-buy.org.ankor http://ventolinsalbutamolbuy.org/

Leave a Comment