QISADII “BALQIIS”BOQORADDII REER SABA’ EE BADBAADISAY QOOMKEEDA.

Waxay ahayd boqorod nooleeyd waqtigii nebi suleymaan cs kana talinaysay qaybo ka mid ah dhulka haatan loo yaqaan yaman oo ay ku noolaayeen qabiilooyin ximyar la oran jiray. Boqortooyadii saba’ ee ay balqiisa ka talinaysay waqtigaa waxaa la sheegaa inay gaartay horomar lagu tilaabsado kii ugu haboonaa waqtigaas oo dadkeedu waxa ay gaareen ladnaan iyo barwaaqo tii ugu saraysay waqtigaas. Quraanku ma ma sheegin magaca BALQIISA Lkn waxay ku xusan tahay kutubta taariikhda intooda badan sida siirada ibnu hishaam iyo kitaabkiisa kale ee uu ugu magac daray tiijaan. Waxa kale…

Read More

NABADDA IYO MUHIIMADDA ISLAAMKU SIIYAY

  ilaahay ayaa mahad leh nabad galyo iyo naxariis rasuulkeena muxamad ah dushiisa ha ahaato. intaa kadib waxaan rabaa inaan kahadlo muhimada ay nabaddu kuleedahay islaamka dhexdiisa oo an doonayo inan waxyar ka iftiimiyo,markaan sidaas leeyahayna uma jeedo inan la ogayn ama aan lagaranaynin ahmiyada nabadgalyadu leedahay ee waxaan isleeyahay sidi loo baahnaa looma fahmin. hadii aan muwduuca kusoo dhowaado walaalayaal nabadgalyadu muhimad khaas ah ayay uleedahay jiridaanka aadanaha,xayawaanka,iyo jamadaadka(manolaha),waxabana ladhihi karaa waa tiirka koowaad ee nolosha,hadaan nabadi jirin nololi jirimayso sida layiri marar badan. sharaxaad badan uma baahna arintaas,aadanahu…

Read More

XAALADEENA NOLOLEED WAXAA ABUURAY FEKERKEENA.

Xaaladdeenna nololeed waxaa abuuray sida aan u fikirayno Haddii aannaan badalin sida aan u fikirayno, ma is baddalayso xaaladda adag ee aan ku sugannahay. Xusuus: Waxaan is xusuusinaynaa sida aan maanta nahay- Soomaali- iyo guud ahaan Muslimiinta. Waxaan ku sugnnahay xaalad aan ka bakhtinay oo aan ka oommannahay wixii Alle nasiiyay. Waxaan ka oommannahay biyihii, waxaan ka gaajaysannahay badarkii, maxaa yeelay waxaan ka curyaansannahay caqligii adeegsan lahaa dhammaan nicmooyinka Alle oo dhan. Taasi waxay keentay inaan u baahanno kuwa caqligooda adeegsanaya. Baryada iyo Qaxootinimadu waxay noo dhaantaa inaan ku sii…

Read More

MA SINA SAMAHA IYO XUMAHA

MASINNA SAMAHA IYO XUMAHA. وقوله تعالى : ﴿ وَلَا تَسْتَوِي الْحَسَنَةُ وَلَا السَّيِّئَةُ ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ … Aayaddu waxay leedahay (Masinna samaha iyo xumaha ee qofyahow adiga samaha fal mar kasta hadaad sidaas yeesho waxaad arki doontaa kii cadowga kuu ahaa oo kuu noqday xigaalo ku jecel oo kale) Ilaahay aadanaha markuu uumay wuxuu ku galladeystay garaad iyo caqli ay ku kala garan karaan samaha iyo xumaha. Sidaas daraadeed ayay aayadahiisu markasta ula hadlaan caqliga bani aadamka. Bani aadanka oo dhami…

Read More

Islaamku waa diin nabadgelyo iyo naxriis?

Qaybta koowaad Erayga Islaam waxaa uu ka yimid erayga “Nabadglyo” Islaamkuna waa nabad naxriis iyo jacayl, Muslim waxaa la dhahaa “Qof kasta oo rabbiga u hogaansama” dhanka luuqada carabiga, Marka lasoo koobo micnaha guud Erayga Islaam waa “Uhogaansamida Allah sw”, Intaasi kadib Qofkii Allah u hogaansama waxaa loogu yeeraa Erayga MUSLIM, Erayga muslim markaad maqasho waa inaad ogaataa in qofkaas uu isku dhiibay Allaha keliga ah, Qofka Allaha keliga isku dhiibayna waa qof aan welwelin waa qof mar weliba raja leh, Waa qof aan sinaba u nijad jebin, Waa qof…

Read More

ISLAAMKA IYO USLUUBKA DADKA WAX LOOGU SHEEGO

  Walaal ilaahay sareeye marka uu koonka suubsaday waxa uu udameeyay nidaam iyo system uu ku dhaqo kuna kala hogo. Aqoonsashada jiritaankiisa iyo inay caabudaan waa waxa ugu weyn ee uu ka doonayo abuurkiisa jinni iyo insi leh ee ka mid ahka makhluuqaadka uu sida gaarka ah takaaliifta usaaray. “وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ” “Jinni iyo insiba waxaan u abuuray inay aniga i caabudaan” Cibaadana waa inaad ilaahay ka dambayso oo aad wixii uu ku farayna la timaaddo wixii uu kaa reebayna aad ka harto. Maadaama uusan ilaahay u…

Read More

ISLAAMKA IYO IS CAFINTA

CAFIS JANNO KU BADALO. ‎ ﴿ وَسَارِعُوا إِلَى مَغْفِرَةٍ مِنْ رَبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ * الَّذِينَ يُنْفِقُونَ فِي السَّرَّاءِ وَالضَّرَّاءِ وَالْكَاظِمِينَ الْغَيْظَ وَالْعَافِينَ عَنِ النَّاسِ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ ﴾ [آل عمران: 133، 134]. “Udadaga dambi dhaaf rabigiin xagiisa ka ahaatay iyo janno uu ballaceedu la mid yahay ballaca cirarka iyo dhulka oo laysku daray ,janadaas oo loo diyaariyay kuwa dhowrsada. Kuwaas oo ah kuwa xoolahooda bixinaya marka ay dheefta haystaan iyo marka ay dhibban yihiinba. Sidoo kale kuwaasi waa kuwa caradooda qarinaya ee dadka iska cafinaya ilaahayna…

Read More

ISLAAMKA IYO RAXMADDA

ISLAAMKA IYO RAXMADDA. islaamku waa naxariis waayo ilaahay quraanka uu noo soo dajiyay suurad kasta waxaa lagu bilaaba bisinka alle ee naxariistiisa guud iyo tiisa gaar ahaaneed ay badan tahay. Sidoo kale nabigii uu noo soo diray ayuu rabbi ku sheegay inuu raxmad yahay. -وما أَرْسَلْنَاكَ إِلاَّ رَحْمَةً لِلْعَالَمِينَ} [الأنبياء: 107] “Wax kale kuuma aanan soo dirin ilaa inaad raxmad unoqoto caalamka mooyaane” Rasuulka scw wuxuu yiri:- عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قيل يا رسول الله ادع على المشركين. قال: “إني لم أبعث لعانا. إنما بعثت رحمة” رواه…

Read More

CAMALKA WAXAA KONTAROOLA AKHLAAQDA!.

ACMAASHA WAXA KONTAROOLA AKHLAAQDA. ﴿اتْلُ مَا أُوحِيَ إِلَيْكَ مِنَ الْكِتَابِ وَأَقِمِ الصَّلَاةَ إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَى عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنْكَرِ وَلَذِكْرُ اللَّهِ أَكْبَرُ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا تَصْنَعُونَ(45)﴾. “Salaadda waxay reebtaa ficilada foosha xun iyo waxa la inkiro”. Waa salaaddee taasi?!!! Ma midda inta qofku safka hore ku soo tukado uu masjidka ka soo baxaa isagoo qalbi dhidir leh!!! – waa maya!!!!. Ma midda isagoo safka hore ku soo tukaday faraysa inuu dadka dilo mise dhacaa!!!? -waa maya!!!. Ma midda isagoo qamiis wata oo misana safka hore ku soo tukaday aan ku simin…

Read More

FAQIIRKA DHABTA AH WAA MIDKA DABEECADDA KA ARADAN.

Faqiirku maaha midka khasaaray Maal ama Dahab laakiin faqiir waxaa ah midka ka aradan akhlaaqda iyo edebta. Diinta islaamku waxa ay si xoog badan udhiiri galisaa akhlaaqda sare iyo aadaabta suuban. Rasuulkii umadda scw ayaa rabbi ku amaanay akhlaaqda suuban. ” وَإِنَّكَ لَعَلَى خُلُقٍ عَظِيمٍ ” ( القلم : 4 ) “Dabeecad aad usaraysa ayaad leedahay nebi Maxamadow”. Wuxuu kaloo rasuulka scw noo sheegay in waxa loo soo dirayba ay tahay inuu dhamaystiro akhlaaqiyaadka wanaagsan. “إنما بعثت لأتمم مكارم الأخلاق”. Waa maxay dabeecad wanaagu?! Waa wajiga furan,waa bashaashnimada,waa farxaanimada,waa cafiska,waa…

Read More

IIMAANKA ALLE MA MAHADCELIN BAA KA TARJUNTA MISE GANAAX?!

  Aadanaha rabbi ku dul uumay adduunka waa laba mid uun mid aqoonsaday rabigiis oo u mahad celiya iyo mid iska diiday oo u irkaday gaalnimo iyo inkiraad cad. Sooyaalka dunidan ee soo taxneyd tan iyo intii allaha abuuray oo kaliya og yahay waxay u qaybsanayd labadaa qaybood ee rumayn iyo diidmo ah. Rumaynta waxaa waligeed ka tarjumi jiray mahdin iyo u irkasho alle,halka diidmada ama gaalnimadu ay ka tarjumi jireen isla weynin iyo kibir. Iimaanku waxaa astaan u ah mahdin sida marar badan diinta lagu sheegay,waxaad kalood ogaanaysaa markaad…

Read More

BARO RABIGA RAXMADDA

BARO RABIGA RAXMADDA. Sifooyinkiisa midda loogu hadal hayn badan yahay waa midda ay ku jirto ereyga raxmadda, Bal qiyaas inta jeer ee maalin iyo habeen lagu celceliyo weedhaas. بسم الله الرحمن الرحيم Magaca allaha raxmad guud iyo mid gaar ahaaneedba naxariista. Wuxuu inoo sheegay inay raxmadiisa wax kasta ka waasac noqotay, ‫ {وَرَحْمَتِي وَسِعَتْ كُلَّ شَيْءٍ}. ‬ ‫Wuxuu inoo soo diray rasuulkii raxmada una sheegay inuusan usoo dirin wax raxmad dhaafsiisan‬ ” وَمَا أَرْسَلْنَاك إِلَّا رَحْمَة لِلْعَالَمِينَ”. Wuxuu abuuray 100 qaybood oo raxmad ah mid kaliya ayuu adduunyada usoo saaray…

Read More

WAA SIDEE MASIIXIYADDA MALA AWAALKA AH

  Qofka diinta islaam ka tagay ee aaday masiixiyad ayaa igala aqli liita midka diin oo dhan ka baxay,waayo ninka diin oo dhan diiday warkiisa waa iska cad yahay oo waa mid ka wahsaday oo ay dhibtay inuu rabigii khalqay adoon u ahaado ka dibna kibir dartii u inkiray jiritaanka Alle. Kaas isagaa laga rabaa halkii uuka gali lahaa rabiga uu isku taagay maalinka qiyaame. Laakiin qofka inta arkay macaanka iimaanka islaamka faraya in uu alle kaliya ku xirnaado isagoon wax ka sokeeya u sii marin,inuu masiixiyad wada isbaaro ah…

Read More

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA

  Khilaafka iyo kala qoqobka wuxuu ka mid yahay dhibaatootinka ugu daran ee aadanaha soo food saara. Islaamku waa uu ka digay khilaafka waxa uuna ku tilmaamay SHAR الخلاف شر. Khilaaf iyo kalatag bulsho ku dhaca waxaa ugu daran midka diimaysan waayo kaas lagama kabto caqligana ma dawayn karo sawabtoo ah qofku wuxuu aaminsan yahay in khilaafkiisu uu jiho alle taageero ka haysto. Diinta islaamka waxyaabaha ay ka digtay ayuu safka hore kaga jiraa khilaafka diimaysan. Waayo alle wuxuu ku canaantay ahlul kitaabkii in ay is khilaafeen kadib markii ay…

Read More

ISLAAMKA IYO IS KALLIFKA

  Walaal waa inoo muhiim inaan ogaanaa inuusan ilaahay marna inagu kallifin waxaan tabartayo aheen. Ilaahay wuxuu yiri:- لَا يُكَلِّفُ اللَّهُ نَفْسًا إِلَّا وُسْعَهَا ۚ لَهَا مَا كَسَبَتْ وَعَلَيْهَا مَا اكْتَسَبَتْ ۗ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلْنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهِ ۖ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا ۚ أَنتَ مَوْلَانَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ (286) “Ilaahay nafna kuma kallifo waxaan taagteeda ahayn,naf kasta wixii aykasbatay oo khayr ahayay leedahay,waxaana loo raacanayaa…

Read More

YAAN LAGU XADGUDBIN XORIYADA RABI DADKA SIIYAY

  Umadda nabigii loo soo diray scw ayaa lagu yiri gaarsiin kaliya ayaa korkaaga ah ee u dig oo u bishaaree cidii ku aqbashana waa hagaag ciddii ku diidana adiga xil kaama saarna. “فَإِنْ أَعْرَضُوا فَمَا أَرْسَلْنَاكَ عَلَيْهِمْ حَفِيظًا إِنْ عَلَيْكَ إِلَّا الْبَلَاغُ ” “Hadii ay ku diidaan adiga kuuma aanan soo dirin inaad waardiye ka qabato kaliya howshaada waa gaarsiin oo kaliya. Waxaa la yaab leh dadka diintii ku soo daray oo isu xilsaaray shaqo ka baxsan tii nebi muxamad scw loo soo diray,ee dadka daba galaya ama khasab…

Read More

Hambalyo ku socota soomaalidii kirishtaanka kasoo laabatay ee diintooda islaamka dib ugu soo laabtay.

Waxay halkaan ugu hambalyeynaynayaan bahda ISKAASHIGA KHAYRKA ee UHIILI DIINTAADA ISLAAMKA iyo muujinta sumcada saxda ah ee islaamka walaasheena Hodan Subayr Aadam ee mudda laba sanna diinta kirishtaanka lagu qalday oo maantana dib xaqa ugu soo laabatay waxaan sidoo kale aan u hambalyeynaynaa walaalkeena Xaayow geedi ee isagana ka soo laabtay maanta diinta kirishtaanka, Allah waxa uu hanuuniyaa cidda uu doono, Waxaana soomalida kale ee weli masixiiga ah ugu baaqaynaa “Inay diintooda usoo laabtaan” Allah waa dambi dhaafe naxriiste, Allah waxaa uu jecelyahay qofkii utowbad keena, Ka faa’idayso inta ay…

Read More

Ciise masiix waxma badbaadin karaaa?

CIISE MASIIX WAX MA BADBAADIN KARAA? ————————————- Published by: Mahdi Mohamed Ahmed. ……….. Sida aynu dhammaanteen wada ognahay inuu Nebi Ciise c.s yahay bashar ay hooyo Maryama dhashay, oo la mid ahaa dadka caadiga ah balse uu Allah s.w.t ku karaameeyay mucjizooyin lala soo diray si ay qoomkiisa ugu qancaan inuu yahay rasuul Allah xagiisa uga yimid si uu uga badbaadiyo waddada naarta uguna hago waddada hanuunka iyo janno lagu waaro. Muddo dheer dabadeed ay dad badani ka weecdeen waddadii xaqa aheyd oo ay isagu caabudeen kuna tilmaameen inuu yahay…

Read More

NACAYBKA WAA NATIIJO FAL LIITA OO LAGU NABAY ISLAAMKA.

  waxaan darsi kan ka horeeyay ku qaadaa dhigay hadda ka hor sida nusuusta diinta oga horjeeddo nacaybka dhaqanka u noqday qaar muslimiinta ka mid ah iyaga oo ku andacoonaya in nacaybka daran ee ay uqaadaan wixii si uun oga aragti duwanaada ay tahay qayb iimaanka ka mid ah oo uu ilaahayna farayo sidaas. Waxaan soo aragnay nusuustii diinta ee beenineysay aragtidaas lagu kadsoonay. Qormdan oo dabataal tii ka horeysay waxay diirada saaraysaa fahamka khaldan ee laga qaatay nusuusta diinta ee loo daliishado nacaybka. Sida aayada suuratu mumtaxina ku jirta…

Read More

QISADII DILKII CUMAR IBNU KHADAAB OO KOOBAN.

  Dowladdii islaamka ee cumar binu khadaab rc waxay markaa ahayd dowladda labaad ee caalamka ugu xoog weyn waayo waxaa dhulkeeda ku soo biiray dhulkii ay ka ariminaysay boqortooyadii furus oo dhan. Kadib kolkii uu cumar u itaal sheegtay. Cumar waxa uu ka digi jiray in dadka la qabsaday ee furus racyadooda ay soo galaan caasimadda muslimiinta ee madiina isaga oo ka cabsi qabay in dadkan boqortooyadii muddo karka ah lahaa ay khal khal galin karaan caasimadda muslimiinta haddii ay ku soo bataan. In kasta oo cumar ku guulaystay in…

Read More